Sagal Company

Welcome to Sagal Company

asign.picture

SAGAL COMPANY waa shirkad hormuud u ah keenista iyo qeybinta alaabada quruxda iyo daryeelka jirka sida P29, CREAMES, iyo PERFUMES tayo sare leh waxaa si gaar ah ugu adeegnaa macamisheena somaliyeed ayadoo xarumaheena ku aalaan BAKAARAHA (MOGADISHU), ISLII (NAIROBI) KENYA.

waxaan utaganahay adeeg hufan , qiimo macquulah, iyo alaabo lahubo tayadooda. nala soo xariir si aad uhesho adeeg dagdag ah iyo alaab ku raali galisa markale soo dhawow macaamiil mahadsanid