Sagal Company

p29picture

About Us

Sagal Company waa shirkad bagaash ah oo keenta P29, creams, iyo perfumes. Xarunteeda ugu weyn waxay ku taalaa Bakaaraha, halka xafiis kale uu ku yaal Nayroobi.

Sagal Company waxaa la aasaasay si loo daboolo baahida sii kordheysa ee suuqa Soomaaliya ee ku aaddan alaabada quruxda iyo daryeelka shakhsiga. Waxaan si toos ah uga keenaa P29, creams, iyo perfumes tayo sare leh, annagoo ka soo dejinna dalal dibadda ah.

xarumo ku leenahay Bakaaraha (Muqdisho) oo ah xarunta weyn, iyo Nairobi (Kenya) oo naga caawisa dhinaca sahayda iyo suuq-geynta.

Waxaan rumeysan nahay in quruxdu ay qeyb ka tahay kalsoonida qofka, sidaas darteed waxaan keennaa alaabo si wanaagsan loo tijaabiyay.