Welcome to Sagal Company
SAGAL COMPANY waa shirkad hormuud u ah keenista iyo qeybinta alaabada quruxda iyo daryeelka jirka
sida P29, CREAMES, iyo PERFUMES tayo sare leh waxaa si gaar ah ugu adeegnaa macamisheena somaliyeed
ayadoo xarumaheena ku aalaan BAKAARAHA (MOGADISHU), ISLII (NAIROBI) KENYA.
waxaan utaganahay adeeg hufan , qiimo macquulah, iyo alaabo lahubo tayadooda.
nala soo xariir si aad uhesho adeeg dagdag ah iyo alaab ku raali galisa markale soo dhawow macaamiil mahadsanid